Qorshaha Mashruuca Horumarinta Jubooyinka ee Dhinaca ilaalinta Degaanka & Duur Joogta.

 Qorshaha Mashruuca Horumarinta Jubooyinka ee Ilaalinta Degaanka iyo Duur Joogta wuxuu isugu jiraa qorshe fog iyo qorshe dhow sida mashruucyada kala duwan ee mashruuca horumarinta jubooyinka gacanta ku hayo oo kale.

  • MHJ waxaa u qorsheysan in degmo walba oo degaanka jubooyinka ay yeelato ilaalo degaanka & duurjoogta.
  • In dhamaan xididada loo siibo shakhsiyada ama shirkadaha xaalufinta dhirta iyo xayawaanka duurka.
  • In la ciqaabo sharcigana la horkeeno shakhsi kasta ama koox kasta oo jabisa shuruucda degaanka & duur joogtaba.
  • In la wacyi geliyo dhamaan shacabka soomaaliyeed ee degaanka jubooyinka ahmiyada degaaka & duurjoogta.
  • In lala dagaalo sharcigana la horkeeno dhamaan kaluumeysiga sharcidarada ah ee xeebaha degaanka.

 

Mashruuca Horumarinta jubooyinka degaanak iyo duurjoogta waa meelaha uuna weli awood ama waxba ka qaban laakiin inshaa allah waxaan haynaa qorshe cad oo dhameystiran laakiin ku xidhan sida xasilooni ama taageeroa an uga helo bulshaweynta jubooyinka gude iyo dibadba.

 

Muxuu MHJ ka codsanayaa dhamaan shacbiweynaha jubooyinka?

  • In aad kamid noqotaan xubnaha mashruuca horumarinta jubooyinka.
  • In aad taageero dhinac walba ah ka gaysataan shaqada balaaran ee mashruuca.
  • In aad ku baraarujisaan dhamaan shacab weynaha jubooyinka dal iyo dibadba mashruucan.

 

 

Fadlan wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir: This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Add comment


Security code
Refresh

Jubbaland Flag

JUBBALAND

.

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterToday4
mod_vvisit_counterYesterday115
mod_vvisit_counterThis week4
mod_vvisit_counterLast week1133
mod_vvisit_counterThis month3025
mod_vvisit_counterLast month5701
mod_vvisit_counterAll days119539