Projects
Environment and Wildlife
Environment and Wildlife
ENVIRONMENT AND WILDLIFE
Qorshaha Mashruuca Horumarinta Jubooyinka ee Dhinaca ilaalinta Degaanka & Duur Joogta.
Qorshaha Mashruuca Horumarinta Jubooyinka ee Ilaalinta Degaanka iyo Duur Joogta wuxuu isugu jiraa qorshe fog iyo qorshe dhow sida mashruucyada kala duwan ee mashruuca horumarinta jubooyinka gacanta ku hayo oo kale.
- MHJ waxaa u qorsheysan in degmo walba oo degaanka jubooyinka ay yeelato ilaalo degaanka & duurjoogta.
- In dhamaan xididada loo siibo shakhsiyada ama shirkadaha xaalufinta dhirta iyo xayawaanka duurka.
- In la ciqaabo sharcigana la horkeeno shakhsi kasta ama koox kasta oo jabisa shuruucda degaanka & duur joogtaba.
- In la wacyi geliyo dhamaan shacabka soomaaliyeed ee degaanka jubooyinka ahmiyada degaaka & duurjoogta.
- In lala dagaalo sharcigana la horkeeno dhamaan kaluumeysiga sharcidarada ah ee xeebaha degaanka.
Read more... Add new comment












