Mashaariicda waxbarasho ee mashruuca horumarinta jubooyinka gacanta ku hayo.

Mashaariicda Waxbarasho ee Mashruuca Horumarinta Jubooyinka kaalinta ugu weyn ka qaatay ama  xubnaha mashruuca  gacanta ka gaysteen waxaa ka mid ah:

  • Iskuulka hoose dhexe ee mareerey
  • Iskuulka hoose ee xaya.
  • Madarasada salaami ee w/bari kenya
  • Iskuulka hoose dhexe ee kulbiyoow
  • Madarada gaarisa

 

Mashruuca Horumarinta jubooyinka Maxaa u qorsheysan mustaqbalka?

1.MHJ isagoo kaashanaya muwaadiniinta damiirka bani aadminimada leh waxaa u qorsheysan hadii ilaahay yiraahdo in aan dhamaan iskuulada aan kor kusoo sheegnay gaadhsiino ilaa dugsiga sare si ubadka soo koraya u helaan waxbarasho tayo leh si ay dalkooda iyo dadkooda beri u anfacaan.

Iskuulada maxaa lagu bari ubadka soo koraya?

  • MHJ wuxuu xooga saari doona in ubadka soo koraya lagu ababiyo tarbiyada wanaagsan sida.
  • Barida faaiidada ay leedahay midnimada ummadda soomaaliyeed iyo wadajirku.
  • Faaiidada ay leedahay shaqada in shakhsi walba naftiisa ku tashto gacana ka geysto horumarinta dalka iyo dadka.
  • La dagaalanka qabyaalada sida xun loo isticmaalo ee burburinta ah soomaalina halkaas dhigtay.

 

Mashruuca Horumarinta Jubooyinka muxuu ugu baaqayaa dhamaan shacabka jubooyinka dal iyo dibad?

 

  • MHJ wuxuu ugu baaqayaa in qofwalba oo soomaaliyeed oo damiirleh mashruucan inuu gacan siiyo.
  • Mashruucan caawintiisa waa miro aad guran doonto aakhiro iyo aduunba marka naftaada caawi &dadkaaga.
  • Mashruucan ma aha mashruucyadii hadalka oo kaliya ee waa mashruuc wixii labalan qaado sidii muraayadii aad u daawan oo isagoo maqal iyo muuqaal ahba laguu soo gudbin.

 

Fadlan wixii Faahfaahin ah ee mashruucan ah nagala soo xidhiidh  info@jubbalanddp.org

 

 

 

 

Jubbaland Flag

JUBBALAND

.

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterToday4
mod_vvisit_counterYesterday115
mod_vvisit_counterThis week4
mod_vvisit_counterLast week1133
mod_vvisit_counterThis month3025
mod_vvisit_counterLast month5701
mod_vvisit_counterAll days119539