Iskuulada Jubooyinka oo U Baahan In La Balaariyo.

Iskuulada yar ee uu mashruuca horumarinta jubooyinka gacanta ka gaystay ama ku hayo ayaa waxaa haysta in ay kuraastii iyo fasaladiiba ku yar yihiin ardada dhigata, sida aad sawirkan kore ku aragtaan waxaa kursigiiba ku fadhiya 6-7 ardey arintaas oo ka markhaati ka caysa sida ay ardadu uga badan tahay  kuraasta fasalka taala.

 

 

ardeyda ayaa dhib ku qaba in ay si fiican wax u qortaan maadaama ayna is dhaqdhaqaajin karin oo dhinac walba ardey kale ka ciriirinayo.

MHJ  si uu u badiyo fasalada iskuulada ardeyduna ay u nafisto oo si macquul ah isula fadhiistaan waxaa mashruuca horumarinta jubooyinku ka codsanayaa dhamaan qurbajoogta jubooyinka in ay gacan ka gaystaan howlaha mashruuca si ubaxii dalka ee bari ay u helaan waxbarasho ay u aayaan.

MHJ wuxuu ugu baaqayaa dhamaan jaaliyadaha qurbajoogta jubooyinka in ay abaabulaan qorshe tabarucaad ah oo sare loogu qaado tayada iyo dhismayaasha iskuulada jubooyinka ee MHJ gacanta ku hayo.

 

xigasho: This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Comments  

 
0 #1 2010-04-30 19:50
Waa nasiib daro in ubaxii dalka soomaaliya ee beri ay wax la baran waayaan kuraas meesha qurbajoogtii ehelka u ahayd intay arkaan ka tagayaan ilaahay dadka jubooyinka ha garansiiyo in jiilka soo koraya aygacan siiyaan.
Quote
 

Add comment


Security code
Refresh

Jubbaland Flag

JUBBALAND

.

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterToday4
mod_vvisit_counterYesterday115
mod_vvisit_counterThis week4
mod_vvisit_counterLast week1133
mod_vvisit_counterThis month3025
mod_vvisit_counterLast month5701
mod_vvisit_counterAll days119539