Hawlaha waxbarasho ee uu gacanta ka geysto Golaha Qurbojoogta Jubooyinka

Mashaariicada Hormarinta Golaha Qurbajoogta Jubbooyinka ay ka wadaan Geeka Africa.

Sida aan horey idiinku sheegnayba  Golaha qurbajoogta jubbooyinka ayaa mudooyinkan ku hawlan Sidii wax ay ooga qaban lahaayeen Dhibaatooyinka haysta Dadka soomaaliyed ee kunool Koonfurta Soomaaliya iyo kuwa kusoo qaxay Gobolka waqooyi bari ee wadanka Kenya. Hadaba waxaa jira In ay bilaabeen in ay wax ka qabtaan arimaha waxbashada Caruurta.

Waxan booqaney Maanta Mid kamid ah Schoolada  magaalada Gaarisa iskuulkan  oo lagu magacaabo Asleyn oo ay dhigtaan 350 arday Macalimiinta dhigans ay dhanyihiin 15 Macalin Ayey noo sheegeen maamulka Iskuulku in ay Gacan fiican ka helaan Golaha qurbo joogta jubbooyinka kana Caawiyaan Mushaaraadka macalimiinta maadaam ay yar tahay wax laga qaado ardayda kuna Filayn baahid Iskuulka.

Waxaa jira dhismo iskuulku leeyahay oon hada bilawney Waxaan ka sugaynaan in ay wax nagalqabtaan Golaha Qurbajoogta jubooyinka iyo shacabweynaha degaanka waqooyi bari kenya.

Waxaa kale oo jira  Iskuulo kale oo ay gacanta ku ahayaan Golaha Qurbojoogta  hadaba Maamulka iskuulka ayaa waxay ka codsadeen Golaha in ay sii wadaan Taageerada ay siiyaan iskuulkan xiligan ay baahi u qabaan dhismo cusub oo iskuulka lagu daro.
 
Maamulka iskuulku waxay ooga mahadceliyeen  sida wanaagsan ee ay xil isaga saareen Hawlaha iskuulka iyo in uu sii wato shaqooyinkiisa, waxay intaas kudareen in ayna ka daalin in ay daboolaan hadaba inta ay awoodoodu tahay isla markaana ay gaadhsiiyaan qaylo dhaan inta jecel in ay ka gacan gaysataan Hawlaha Waxbarshada Caruurta.

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it


 
 
 
 

Add comment


Security code
Refresh

Jubbaland Flag

JUBBALAND

.

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterToday4
mod_vvisit_counterYesterday115
mod_vvisit_counterThis week4
mod_vvisit_counterLast week1133
mod_vvisit_counterThis month3025
mod_vvisit_counterLast month5701
mod_vvisit_counterAll days119539