AGRICULTRE

Warqad Furan oo ka Timid Dhulkii Qaniga ahaa ee Jubooyinka.

 Ku: Dhamaan Aqoonyahanka.

Ku: Tijaarta.

Ku:Siyaasiyiinta.

Ku:.Odeydhaqameedyada.

Ku:Qurbajoogta.

Dadkii ku dhashay, ee ku korey, ee ka cabay biyahayga ee khayraadkeyga faraha badan cunayoow waan idin salaamay, dadkeygiiyoow waad idayacdeen  kadib markaad iiga cararteen cadowyo fara badan oo doonaya in ay boobaan barwaaqadayda.

 

Qorshaha Mashruuca Horumarinta Jubooyinka ee Beeraha:

Qorshaha Mashruuca Horumarinta Jubooyinka Dhinaca beeraha waa qorshe isugu jira qorshe fog iyo qorshe dhow, qorshaha fog ee mashruuca waxaa kamid ah in dhamaan shacabka degaanka jubooyinka ku nool ay noqdaan dad gaara isku filnaansho markay noqoto waxaayabaha daruuriga ah ee cuntada.

Mashruuca Horumarinta Jubooyinka waxaa u  qoshaysan in uu dhiiri geliyo gacana ka siiyo beeralayda jubooyinka sidii ay u dabooli lahaayeen baahiyahooda wax soo saar mashruucuna uu ka caawiyo sida:

  • In uu ka caawiyo cagaf cagafyada
  • Matoorada biyaha si ay uga kaaftoomaan in ay sugaan oo kaliya xiliga roobka
  •  In mashruucu siiyo beeralayda talooyin iyo seminaaro wax soo saarka beeraha ah.
  • In mashruuco  raadiyo maalgaliyayaal mashaariicda wax soo saar haday noqon lahayd haayado iyo ashkhaasba.
  • Kacaawinta beeralayda abuurka dalagyada kala duwan.
   

Jubbaland Flag

JUBBALAND

.

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterToday156
mod_vvisit_counterYesterday171
mod_vvisit_counterThis week1355
mod_vvisit_counterLast week2290
mod_vvisit_counterThis month2667
mod_vvisit_counterLast month12220
mod_vvisit_counterAll days99777