Ogeysiis: Shirweynaha wadatashiga Jaaliyada Waamo, Waqooyi Amerika

JDF: Dhamaan dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa kasoo jeeda gobolada Jubooyinka waxaa lagu war galinayaa in la qaban doono shirweyne wadatashi ah oo ay qaban doonto Jaaliyada Waamo ee Waqooyiga Amerika.

Goorta : 29.May.2011

Goorsheegta: 01:00 galinka dambe

Goobta: 1330 Industrial Boulevard, Minneapolis MN 55413

Ama Hotelka Ramada


Kasoo qeybgalkaagu waa muhiim, waayo waa shir looga arrinsanayo masiirka umada


Lasoo xiriir Cumar Kabare @ 3124797757 ama Daahir Cali Sokor @ 6129868516

Wabilaahi Toowfiiq

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it


 

Comments  

 
0 #2 2011-05-29 15:29
Hassan.... Saaxiib marka hore soo baro sida Afsoomaaliga loo qoro ma gudbayahow... Waa lagu yaqaanaa waxaa tahay kuwii qaxootiga ku ahaa Soomaaliya... Jubbalaand ama Waamo wax adiga kaa galay malaha.. Saaxiib Galti meesha waa uga dhamaatay, waa Ilaahey mahadii mar haddii maanta aqoonyahankii Waamo ay u kaceen in ay iska kiin qabtaan oo dalkooda maamul u samaystay.... Walee dilaal danbe oo Galti ah meesha ma joogo... CEEL WAAMO WIIL WAAMO UUNBAA LEH.....ee sidaa ula soco adiga iyo inta kula fikirka ahba...
Quote
 
 
-2 #1 2011-05-23 21:20
waamo intaay jirtey markee ooo bare hirale wadanka haystay.waar shegataa iskataaya.
Quote
 

Add comment


Security code
Refresh

Jubbaland Flag

JUBBALAND

.

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterToday4
mod_vvisit_counterYesterday115
mod_vvisit_counterThis week4
mod_vvisit_counterLast week1133
mod_vvisit_counterThis month3025
mod_vvisit_counterLast month5701
mod_vvisit_counterAll days119539