Muuqaalo murug leh oo naga soo gaaray degaanda Jubbaland

Afmadow:  Hay’ada gargaarka ee Alfardus ayaa na soo gaarsiisey war bixin iyo sawiro murug badan oo ka turjumaya xaalada qalafasan ee ka taagan degaanda jubbaland.

Sida aad la wada socotaanba waxaa deegaanada Jubbaland ka jirta xaalad abaareed oo aad u baaxad weyn oo dad iyo duunyaba ay ku dhamaadeen.

Duruufahan adag ee degaanka ka jira ayaa yimid ka dib markii roobabkii gu’a iyo deyerta aysan si fiican uga di’in deegaanada Jubbaland sanadkii la soo dhaafay, taasoo ayay sabab u tahay dhirtiii deegaanka uu ulaa oo la xaalufiyay oo dhuxul laga dhigay si loogu iib geeyo dalka dibadiisa.

Halkan ka daawo sawirada murugada badan.

War bixinta naga soo gaartay hay’ada Alfardus Relief Organisation oo ka howl gasha dalka Soomaaliya oo mudooyinka danbe ka waday biyo dhaamin xoogan degaanada Jubbaland ayaa warbixinteeda ku sheegey in ay xaalada abaareed ay ku dhamadeen xoolo aad u tiro badan iyo dadba.

Muuqaalada nala soo gaarsiiyey ayaa muujinaya dhibaatada deegaanka ku habsatay oo ah kuwa murugo kuugu beeraya markii aad aragtid sida Lo’dii iyo aragiiba ay u galaafatay abaartan ba’an ee degaanada Jubbaland ka taagan.

X/ This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Add comment


Security code
Refresh

Jubbaland Flag

JUBBALAND

.

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterToday4
mod_vvisit_counterYesterday115
mod_vvisit_counterThis week4
mod_vvisit_counterLast week1133
mod_vvisit_counterThis month3025
mod_vvisit_counterLast month5701
mod_vvisit_counterAll days119539