Golaha Qurba-joogta Jubooyinka oo saaary Baaq taageero ah.

Golaha Qurba-joogta Jubooyinka ayaa Waxaa ay soo saareen baaq taageero ah, laguna taageeriyo Madaxweynaha iyo Dowlad goboleedka Jubbaland ee dhawaan looga dhawaaqay magalaada London ee Wadanka UK

Baaqana waxa uu u qornaa sidatan

BAAQ TAAGEERO AH.

Golaha Qurba-joogta Jubooyinka  wuxuu si buuxda u taageerayaa  una soo dhowaynaynaa Xafladii ka dhacday magaalda London tariikhdu markey aheed 19.03.20111 lagu caleemo saaray Madaxweynaha iyo Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Waxaanu cadaynaynaa i aanu si hagar la’aan ah u garab istaageyno muruq iyo maalna ku bixineeno hir galinta  Dowlada cucub ee Jubbaland, si buuxdana ula shaqeyn doono Madaxweynaheena la doortay Mudane Maxamed Cabdinuur Kilaas iyo Golaha kumeelgaarka ah ee Jubbaland.

Sidoo kale waxaan dowlada kmg iyo dowladaha daneeya arrimaha Soomaliya ka codsaneynaa in ay aqoonsadaan taageeraana Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo  dareenka, rabitaanka guud ee shacabka reer Jubbaland.

Gabagabadii waxaanu shacabka reer Jubbaland kula dardaarmeenaa in ay iska kaashadaan una midoobaan hirgalinta Dowladooda u curutay,  kana hortagaan iskana qabtaan cid alaale cidii hagardaameneysa dowladooda cusub.

Wabilaahi towfiiq,

Golaha Qurbojoogta Jubooyinka,

London, UK.

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Add comment


Security code
Refresh

Jubbaland Flag

JUBBALAND

.

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterToday4
mod_vvisit_counterYesterday115
mod_vvisit_counterThis week4
mod_vvisit_counterLast week1133
mod_vvisit_counterThis month3025
mod_vvisit_counterLast month5701
mod_vvisit_counterAll days119539